Ciidamada Aminga oo Baacsanaya kooxdii weerartay wasarada Arimaha Gudaha iyo shaqaalo ku dhintay

qarax

Koox hubeeysan oo la tuhunsanyahay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab iyo ciidamadda Amaanka ayaa ku dhex dagaalamaya Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, waxaa dhacaya rasaas ay is weeydaarsanayaan ciidamadda Amaanka iyo kooxda Weerartay wasaarada Arrimaha Gudaha.

Sida wararka nagu soo gaarayaan ayaa waxay sheegayaan in qaar kamid shaqaalaha Wasaarada arimaha Gudaha ay weerarkaas ku dhinteen, waxaana lafilayaa Ciidamada aminga inay soo afjaraan weerarkaan ay soo qaadeen kooxda argagixisada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.