Tacsi Tiiraanyo leh allaha Unaxariisto Xadiyo Cali xoosh oo ku geeriyootay Dalka Sweden.

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn dadkaan hoos ku  qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Xadiyo Cali Xoosh Barre oo ku geeriyootay Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden . waxayna ilaahay ugu baryayaan in janadii fardowsa ka waraabiyo dambigeedana dhaaf.
waxayna tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, eheladii ay ka dhimatay in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN,
1-Faarax warsame Dhagalaab
2-Jeneraal Cabdicasis Cali Barre.
3-Ruqiyo Cali xoosh
4-Maryan Cali Xoosh
5-Muumino Cali Xoosh
6-Muraayad warsame Dinix
7-Nuuro warsame Dinix
8-Waris Cali Xoosh
9-Cabdulaahi warsame dhagalaab
10-Deeq Faandhe
11-Maxamed Cabdicasiis
12-Cabdi Cali Xoosh
13Faadumo Caynab
14-Xaawo xisri Xasan
15-qoran Xirsi Siyaad
16-Barre Faandhe
17-Saciid Cawil Isaaq
18-Cabdi Cawil Isaaq
19-Kaafi aadan warsame
20-aaamino aadan warsame
21-Xaalimo Cabdi Casiis
22-Aniisa Cabdi Casiis
23-Bilaad Faandhe
24-Garad farah warsame
25- Cali faarax warsame
26-Laacib cabdi casiis
27-Khadar Cabdi casiis
28-Raxmo Cawil Isaaq
29-Kiin Cabdulaahi
30-Shamso Cabdulaahi
iyo dad Badan oo aan Halkaan kusoo koobi Karin dhamaantood waxay ilaahay mar kale ugu baryayaan in dambigeeda dhaaf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.