Daawo:Ganacsatada Dagan dhulka Hantida qaranka Soomaliyeed oo kacabayanaya aMarkii Gudoomiye yariisow

yariisow

Qaar ka Mid ah Ganacsatada Magaalada Muqdisho ee haysata Hantida qarabka Soomaliyeed ayaa waxay Madaxda Dowladda Soomaaliya ugu baaqay inaan la bur burin heshiiyaddii ay hore ula galeen Gudoomiyaashaa Gobolka Banaadir ee Hore.

qayladhaantaan kasoo yeeraysa Ganacsatada ayaa waxuu yimid markii Gudoomiyaha Gobolka Banandiruu soo saaray amar lagu burburinaayo dadka Dagan Beeraha iyo Jardiinooyinka gobolka Banaadir waxuuna u qabtay mudo 30 bari gudahood ah inay hantidooda uga qaataan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.