Daawo:85 Jir lagu Kufsaday Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeele

Magaalada Jowhar ee XaruntaMaamul Goboleedka Hirshabeel ayaa waxaa lagu kufsaday Haweeney 85 Sano jir ah oo ka mid ah dadka ku nool Magaalda Jowhar, Haweeneyda ay ku nooleed Xero barakacayaasha ee ku taala Magalada Jowhar.

Wararka naga soo gaaray Magalada Jowhar ayaa sheegaya in lasoo qabtay Lix dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen falkaasi kufsiga ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.