Daawo:Wasiirka aminga Jubbaland ayaa axmed Madoobe ku amaanay isku shaandhaynta wasiirada jubbaland

janan

Wasiirka Aminga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo kusugan Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxuu soo dhaweeyey Isku shaandhaynta uu Mdaxawynaha Jubbaland axmed madoobe ku sameeyey Wasiirada jubbaland.
wasiir janan ayaa waxuu sheegay in Madaxda Jubbaland oo ugu horeeyo Madaxwayne kuxigeenada ay ku yimaadeen qalin, qalina lagu xilka looga qaaday kii xilkiisa waaye waxaa laga rabaa inuu Bulshadiisa kamid noqdo.

Hadalkaan amaanta ee Wasiirka aminga ujeediyey Axmed madoobe ayaa waxuu imaanaya markii Wasiiro uu ka mid yahay Janan ay xilkoodii lataaban taas oo loo malynayo in tahay sababta aan xilka looga qaadin ayakoo xiiri hoose la leh Madaxwaynaha jubbaland axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.