Daawo:Jaaliyada Soomaliyeed ee London ayaa u dabaal dagtay maalinta Xornimada Soomaliya

london

Magaalada London ee Caasumada Dalka Ingiriiska aya waxay ka dhacay Munaasabad si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyey oo ay qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Uk waxaana qadka Telefankaga kaga qayb qaatay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yariisow, Gduoomiyihii hore ee gobolka Banadir Thaabit iyo wasiiro katirsan Dowlada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.