Deg Deg:Maamulka Galmudug oo shaacisay inuusan Afhayeenka Galmudug ahayn Cabdulaahi Xaashi Roob’aday

Shalay bay ahayd markii ay soo baxeen warar sheegay in Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya ay xabsiga dhigeen Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (roob Da’ay), Afhayeenkii Hore ee Galmudug Roobda’ay ayaa waxuu baraha bulshada kasoo dhex Muuqday asagoo dhahaya Ciidamada Aminga muqdisho ayaa qabtay kadib dharka bay iga bixyeen waxayna iga qaadeen Masawiro anoo qaawan.

Hadaba Warbaahinta Gedotimes oo laxariirtay Madaxda ugu sareysa Galmudug ayaa waxay sheegeen inuusan Cabdulaahi Xaashi Roobda’ay afhayeen afhayeenka Maamulka Galmudug ayna tahay been abuur uu isku aadiyey loona baahan yahay Saxaafada Soomaliya inay hubiso wararka ay tabinayaan inuu sah yahay.

Hadaladii kasoo Baxay Cabdulaahi xaashi ayaa waxuu noqday hadalka ugu hadal ahaynta badan goobaha soomalilada ku sheekaysato, wax wara kasoo baxay laamaha amniga majiraan wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in baaritaan socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.