Sawiro+Video:Munaasabada 1-da Luulyo oo kadhacda Magaalad Caabudwaaq

Munaasabad lagu maamuusayay Sanad guuradii 58aad markii gobolada Kuunfureed ay xurnimada ka qaateen gumaystihii Talyaaniga sidoo kalan ay midoobeen gobalada Waqooqi iyo gobalada Koonfureed ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq.

Munaasabadaan oo si wayn loo soo agaasimay waxaa soo qaban qaabiyey dhalinyarda Degmada Caabudwaaq waxaa kasoo qayb galay Maamulka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Caabduwaaq, Buslhadii isugu timid Goobta lagu maamuusaayey 1-da Luulyo ayaa waxay ka hadleen Mahiimada ay leedahay Maalinta Xornimada Soomaliya taas oo geesiyiin Soomaliyeed naftooda iyo Maalkooda u hureen.

Hoos Kadaawo Warbixintii Ayaanle Cabdulaahi Caabudwaaq kaso diray.


cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.