Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya ka jeediyey Munasabdii 1-da Luulyo

farjo

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa waxaa uu kala qaybgalay kumanan Qof Munaasabadii 1-da Luulyo oo lagu qabtay Magaalo Madaxad Soomaliya ee Muqdisho, Munaasabadaan ayaa waxay ahayd mid Heer sare loo soo agaasimay Waxaana kasoo qayb galay Madaxda ugu sareeya dalka Soomaliya iyo wafti wasiiro ah oo kasocday Dalka walaalaha aan nahay ee Jabuuti.

Madaxwaynaha Spoomaliya ayaa waxuu ka hadlay Mahiimada ay leeday 1-da Luulyo taas oo geesiyiin Soomaliyeed ay naftooda iyo maalkooda u Hureen, Madaxwaynaha ayaa kaloo ummada Soomaliyeed ugu baaqay in midnimada Laga Shaqeeyo oo kala qaybsananta laga Fogaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.