Sawiro:Ciidamada Kenya oo Sadex qof ku dilay Magaalada Wajir iyo Xildhibaan Rashiid Qaasim oo Cambaareyey

rashiid

Magaalada Wajir ee gobolka Bari ee soomalilada ayaa waxaa Ciidamada Booliska Kenya xabsi ku dhexdileen sadex nin oo kamida  dadka Deeganka  ee Magaalada Wajir , shacabka Magaalada Wajir oo uu kamid yahay Xildhibaanka wajir laga soo doorto Hon Rashiid Kassim Amiin ayaa waxa marka  hore Janaasa ku takadeen Sadexda Marxuun waxayna ilaahay uga Baryeen in dambigooda dhaafo.

Xildhibaan Rashiid Kassim ayaa waxuu cambaareeyey Dilalka joogatada ah ee lagu shacabka gobolka Bari ee kenya kuwaas oo tacadiyo joogta ah u gaysteen Ciidamada Kenya waxuuna xildhibaan Rashiid sheegay inuu dilalkaan ka masuul yahay Madaxwaynaha  Kenya Uhuro Kenyata.

Ciidamada kenya qaybta ladagaalanka ayaa si joogta ah waxay shacabka Soomalida Kenya u gaysteen dilal Joogto ah iyo  iyakoo hantidooda guba qaarna burburiya.

rashiid rashiid rashiid rashiid rshiid

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.