Daawo:Puntland oo amartay in lasoo xiro xisaabiyihii Mudug ee Musuqmaasuq ku eedeyey Wasirka Maliyada Puntaland

puntland

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa Amray in la soo xiro xisaabiyihii hore ee Gobolka Mudug Puntland,kadib markii uu lunsaday sida uu sheegay hanti dowladeed.
Xeer Ilaaliyaha oo shir Jaraa’id Warbaahinta uu u qabtay ku sheegay in xisaabiyihii gobolka Mudug oo lagu magaacabo Barqadle Aadan Muuse inuu u baxsaday dalka Itoobiya kadib markii lagu helay inuu lunsaday lacago ku jiray Qasnada Maaliyadda gobolka Mudug.

Xisaabiyihii hore ee gobolka Mudug Barqadle Aadan ayaa waxuu horey eedeeyn ugu soo jeediyey in Wasiirka maaliyada Puntland Dhusaday Lacag Badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.