Daawo:Magaaladda Muqdisho oo laga dareemayo diyaar garowga Munaasabada 1-da Luuliyo.

farmajo

Magaalo madaxda Soomaliya ayaa waxaa kasocda u diyaar garowgii udambeeyeyee Munaasabada 1-da Luulya oo Maalinta xoriyada Soomaliya taas oo caawa ilaa bari lagu qabanaayo, munaasabado lagu soo bandhigayo qaymaha ay lahayd maalinta xornimada Soomaliya waxaana qudbado kala duwan ka soo jeedin doono Madaxda dalka Soomaliya.

Munaasabada 1-da Luulyo ayaa waxaa kaloo ka dhici doontaa qaybaha kala duwna ee Dalka Soomaliya iyo dalka Dibadiisa iyadoo jaaliyada Soomaliyeed ee kusgan dalka dibadiisa ay qaban qaabinayaan Munaasabado kal duwan oo lagu soo dhaweynaayo 1-da Luulyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.