Daawo:Xoolo nool oo loogu deeqay Ciidanka Difaaca Punland ee Tukaraq

xoolo

Xoolo kale oo Nool ayaa waxaa looga deeqay Ciidamada Difaaca Puntaland ee kusugan Deegaanka Tukaraq, Xoolahaan ayaa waxay ku deeqay shacabka degmada Godob jiiraan iyadoosan ahayn markii ugu horaysay ee Xoolo ku deeqaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.