Daawo:Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

muqdisho

Rag bustoolado ku hubysnaa ayaa waxa ay laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda soomaaliya ay ku dileyn qeybo ka mid ah Magalada Muqdisho, Labada Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada ayaa waxaa lagu dilay Isgoyska Afarta-Darjiino waxana la sheegay in raggii dilakaasi ka dambeeyey in ay baxsadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.