Magaalada Jabuuti oo lagu qabtey Munaasibad lagu xusayey Maalinta 27 June

ggeele

Munaasabadda Xuska sanad guurada 41aad ee kasoo wareegatay sanadkii 1977dii xiligii walaalaha jamhuuriyada jabuuti ay xornimada ka qaateen gumeystihii faransiiska oo subaxnimadii hore ee saaka ka bilaabatay Barxada Sheekh Cusmaan ee Magaaladda Jabtuuti.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaacil Cumar ,Madaxda iyo saraakiisha Ciidanka dalkaas,Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka ee JFS oo booqasho rasmi ah ku jooga iyo Sidoo kale shacabka reer jabuuti kuwaas oo isugu soo baxay goobta dabaal degan uu ka dhacayay ,waxaana isla goobta lagu saaray Calanka Jamhuuriyada Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.