Maqal iyo Muqaal Saaraakiil ka socota Hay’adda Socdaalka Somaliya oo gaaray Xududa uxdhaxaysa Soomaliya iyo Itoobiya

ayaanle

Saraakiil ka socotay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqdey Deegaanka Bali-cad oo hoos yimaada magaalada Caabudwaaq, Deeganka Balicad ayaa Magaalada Cabudwaaq ujira 20km kudhawaad.
Ayaanle Cabdulahai Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.