Koox Burcada oo nin Soomaliya ku dishay Dalka South Africa

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa y ku dileen nin Soomaaliya oo ka mid ah dadka ku ganacsada dalka South Africa.

Ninkaan ayaa waxaa lagu dilay Magalada Derban,waxana lagu Magacaabi jiray Sheekh Ibaarim.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa aad loogu dhibaateeyaa Ganacsatada Soomaaliyeed iyada oo masuuliyiinta dalkaas aysan waxba ka qaban,ganacsatada ayaana kuu sheegayaa in marwalba ay welwel iyo cabsi dareemayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.