Daawo:Dabdamiska Caabudwaaq oo ku guulaystay inay Damiyaan dab ka kacay Dhulka Xooluhu daaqaan

dabdamis

Dabdamiska Soomaliya gaar ahaan kan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ku guuleysteen inay damiyaan dab Xooga oo ka kacay dhulka xooluhu daaqaan gaar ahaan Deegaanka Balicad oo u jira Degmada Caabudwaaq 20Km.

Dabkaan ayaa waxaa damistiisa ka qayb qaatay dadka Xoolo dhaqatada ah waxaan ugu dambayntii lagu guulaystay in ladamiyo dabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.