Sawiro:Dhalinyaro Laga Keenay gobolka Gedo ayaa lagu guray Xabsi kuyaala Kismaayo

Gobolka Gedo ayaa gobolka labada ee ugu wayn Soomaliya waana gobol ay Maraan Wabiyada Soomaliya ugu waa wayn waana wali ay ku dambeeyeaan Kooxda Alshabab wallow ay meelo aad u yar ku dhuumaalaysanayaan.

Saraakiil ka socatay hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka oo gaaray Gobolka Gedo, waxaa ay la kulmeen Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Gedo Cali Xasan Deer waxaa uu Saraakiisha kaga warbixiyay koox Dhalinyaro kasoo goosatay Al-Shabaab kuwaa oo qorshaha ahaa in loo qaado Magaalada muqdisho si loo geeyo Xarunta dhaqan celinta dhalinyarada kasoo goosata Shabaab.

hadaba Qorshihii dhalintaan kasoo goysatay loo gayn lahaa Mgaalada Muqdisho ayaa waxaa ka hor yimid Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe isagooo Amray in loo soo gacan galiyo waxaana lageeyey Magaalada Kismaayo Halkaas oo Xabsi ku yaala Magaalada Ksimaayo lagu Xiray waxaana Lafilayaa in Madaxwaynaha Jubbaland amro in ladilo Dhalinyaradaa kaso goysatay Shabab.

dhalinyar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.