akhriso:Janeral Gabre Oo Loo sheegay inuusan Mrdabe ka Hawgalayn Soomaliya

gabre

Hadal qoraal oo ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Urur-gobaleedka IGAD ee Addis Abeba ayaa lagu sheegay inuusan Kolonel Gebregziabher Alemseged Abraha uusan ka mid ahayh Shaqaalaha Ururka IGAD, Qoraal ka soo baxay Urur-gobaleedka IGAD oo ahaa Ogeysiin ku socota dhamaan dadweynaha ayaa lagu muujiyey inuusan Kolonel Gabre ka mid ahayn Shaqaalaha Urur-gobaleedka IGAD.
gabri

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.