Daawo:Jamaal Cabdulaahi oo lafilaayo inuu ku guulaysto kursiga golaha wakiilada ee Congress-ka Maraykanka

jamal

Jamaal Cabdulaahi oo ka tirsan xisbiga Demoqraadiga gobolka Minnesota ayaa u tartamaya kursiga golaha wakiilada ee Congress-ka Maraykanka ayaa waxuu soo bandhigay wax qabakiisa asagoo balan qaaday haduu guulaysto inuu wax badan uqabdoono ummada Soomaliyeed iyo dadkii kale ee Doortay.

Jamaal Cabdulaahi sida la saadaalinaayo waxaa uu ku guulaysan doono kurisga wakiilada ee Congress-ka Maraykanka waxayna Noqon doontaa Guul usoo hoyata ummada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.