Sawiro+Video:Ra’Iisalwasaraha Itoobiya oo dil ka bad baaday iyo dhimasho dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Addis Ababa

etobiya

Qaraxaasi ayaa lala beegsaday Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayey Siyaasadda Ra’isul-wasaraaha Cusub ee dalkaasi Abyi Ahmed kaasi oo maanta ka dhacay Fagaaraha Meskel Square ee bartamaha magaalladda Addis Abeba.
Qaraxaan ka dhacay Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa larabay in lagu dilo Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abyi Axmed, qarxaan ayaa waxuu sababay Dhimasho iyo Dhaawac kabadan 100 siday sheegayaan Warbaahinta iyo ilaamaha Aminga Itoobiya.

ilaa iyo Hada Majiraan Cid sheegatya qaraxaan ka dhacay Magaalo madaxda Dalka Itoobiya ee addis Ababa lakiin waa wararka qaar sheegayaan inay ka dambeeyaan dad diidan Ra’iisalwasaraha Itoobiya ee dhawaan lamagaacabay.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.