Ciidamada Amaanka Oo Howlgallo dad lagu soo qabtay Ka Sameeyay Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee dowladdda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Waabari ee gobolka Banaadir.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa yimid, kadib markii xalay fiidkii hore Bambaanooyin lagu weeraray xarunta degmadaasi.

Waxaana la sheegay in howlgalladaasi lagu soo qab qabtay tiro dhalinyaro ah oo looga tuhamayo weerarkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.