Muuqaal:Injineerro ka socda dalka Turkiga ayaa booqdey xarunta Bisha Cas dowladda Hoose ee Muqdisho

yariisow

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiikiisa ku qaabilay khubaro iyo Injineero ka socday dalka Turkiga, waxana uu kala hadlay siddii ay dawladda hoose uga caawin lahaayeen dib-u-dhiska Caasimadda.

Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegay in ujeedka injineerada iyo khubaradan u casuumeen ay tahay sidii ay dib ugu howlgelin lahaayeen xarunta gaadiidka iyo dayactirka Warshadda sameysa laamiyada, Interlogga, bulukeetiga iyo sidii ay gacan uga geysan lahaayeen Qorshaha magaalada (Master Plan).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.