Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo manta kulan yeeshay

mursal

Kulanka Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka Baarlamaanka JFS oo uu shir guddoominayay ku-simaha madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,

Kulankaan ayaa waxaa warbixino looga dhageystay guddiga joogtada ah ee golaha shacabka waxa kaloo looga hadlay dhismaha Xarunta Baarlamaanka Soomaliya iyo dhibatooyin laga soo sheegayo jidka isku xira Baydhabo iyo Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.