Daawo:Wabiga Shabelle Oo Fatahaado Hor Leh Ka Sameeyay Deegaanada Hirshabeele

wabi

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Fatahaado hor leh uu Wabiga Shabelle saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay deegaano hoos yimaada magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi.

Fatahaadaan ayaa saameyn xoogan ku yeelatay dadka deegaanka iyo dalagii ku beernaa Beerahaasi waxayna bulshada uu sameeyey aaaafatahada wabiga sheegeen in gurmad dag daga lala soo gaaro.

Hoos kadaawo warbixintii Dulmidiid Shaashaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.