Daawo:Maxkamada Ciidamada Jubbaland oo mar kale Xukun dila Kuriday Nin

Maxkamada Ciidmada Jubbland ayaa waxay ufariisatay dacwad lo haystay Cabdirishiid Xasan axmed oo dil  u gaystay Allaha Unaxariisto Maxamed Cabdullahi Xirsi, Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Jubbaland ayaa markii ay dhageystay dacwada waxay ku xukuntay dil eedaysane Cabdirishiid Xasan axmed.

Maxkamada Ciidmada Jubbaland  ayaa waxay fulisay Todobad gudihiis labo xukun oo dil ah

Hoos kadaawo warbixintii Maxamed Gacmadheere

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.