Warbixin: Madasha Maan-Kulan iyo marti galinta Abuukaate Cali Somali

Barri kismaayo waxaa kadhacay kulan cilmiyey ay soo qabanqaabisay madasha Maa kulan oo kadhisan magaalada kismaayo, waxaan marti ku ah kulan cilmiyeedkaas garyqaan  Cali Shiiq Aadan Yusuf (Cali somali) oo kamid ah garyaqaanada ugu caansan soomaaliya.

Abuukaate Cali soomaali ayaa sharixi doona cashar kusaabsan Sarreynta Sharciga isagoo lafilayo in dhinacyo badan uu ka eegi doono sarreynta sharciga iyo sida aysan soomaalida u daryeelin.

Waxaa kulankaas la filayaa ineey kasoo qeybgalaan bahda qalinleyda kismaayo iyo masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland, kuwaas oo madasha utagi doona si ay aqoontooda usoo kobciyaan.

Hadii aad Kismaayo kusuganyahay fadlan hamoogaan dood cilmiyeedkaas faa’iidada uleh bulshada ee uu aqoonyahan Cali soomaali casharada muhiimka ah kasoo jeedin doono

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.