Daawo:Dawladda Somalia oo sheegtay Deeqaha Somaliland Inay soo Marayaan Dowlada Dhexe

jamaal

Dawladda Somalia Oo Ka Hor Timid Deeqaha Beesha Caalamku sida tooska usiin jireen Soomaliland Taas oo Hada Soo mari doonta Wasaarada qorshaynta Soomalilada Kadibna loo qaybin doono sida Maamul goboleed yada oo kale.

Maamulka Soomaliland wali kama hadlin joojinta deeqihii sida tooska loo sin jiray.

somalialand

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.