Daawo:Boqor Buur Madow oo Xoriyadiisa Dib u halay ayaa Ka hadlay Dagaalka Tukaraq

buurmadow

Boqor Cismaan Buur Madow oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliland balse dhawaan Xabsiga loo dhaadhiciyey Kadib Markii uu ka qayb galay kulan ka dhacay Puntland, ayaa waxuu ka hadlay Xarigii ay ugeesteen Maamulka Soomaliland iyo dagaalka tukaraq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.