Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir oo bur buriyey dhismooyin Sharcidarro ahaa

banadir

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saakay gebi ahaanba waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda Cagta Jenyo kaas oo la sheegay in si sharcidarro ah loo dhistay, Howlahaan bur burinta ah ayaa daba socday kadib markii todobaad ka hor guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu amray in dhismahaas laga guuro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.