Daawo:hawada Soomaliya oo Mar dambe Kenya Laga maamulayn

diya4a

iyada oo Isniintii shalay gebi ahaanba la soo xiray Xafiiskii Maamulka Hawada Soomaaliya ee Magalada Nairobi ee dalka Kenya loona soo wareejiyey Magalada Muqdisho ayaa Xukuumadda Soomaliya waxa ay sheegtay in isbedel dhanka Shaqada ah lagu sameyn doono.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad,ayaa sheegay in Shaqaalaha Ajaanibta ah ee xilalka ka haya Xafiiska Maamulka Hawada iyo Shaqalahaba la bedelo doono,isla markaana ay la wareegayaan Shaqaale Soomaali ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.