Daawo:Mashruuc biyo galin laga samaynayo Maagalada kismaayo

sayid

Madaxweyne ku-xigeenka 1 aad ee dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta duleedka magaalada kismaayo ka dhaxdhigey mashruuc lagu kaabayo baahida biyo ee ka jirta Magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.