Sawiro:Ra’Iisil Wasaraha ummada Soomaliyeed oo ka dhoofay Muqdisho kuna sii Jeeda

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Caasimada Soomaliya Muqdisho, Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ay ku jiraan xubno uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa waxa ay dalka Norwey uga qeybgeli doonaan shirka Sanadlaha ee Oslo Forum kaas oo sanadkiiba mar la qabto Dalka Norway.
khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.