Daawo:Shirkada Dahabshiil oo iska fogaysay inay Saanad dagaal iyo dhaqaale Gaysay Tukaraq

dahabshiil

Shirkadda Xawilaada Dahabshiil ayaa ka jawaabtay eedeyn uu u jeediyay Guddiga Difaaca ee Baarlamanka Puntland Saadaq Abshir Garaad oo ku eedeeyey Shirkada dahabshiil inay maal galiso Ciidamada Puntland ee kusugan Tuakaraq ee dagaalka kula Jira Puntland.
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil qeybteeda Boosaaso Yaasin Beldaaje ayaa ugu baaqay Guddiga anshaxa ee Baarlamanka Puntland in arintaasi Raali galin ka bixiyaan, Xasaanadana laga qaado Xildhibaankaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.