Daawo:Dulmiga iyo Boobka lagu hayo Masaakiinta Reer Kismaayo gaar ahaan Xamaaliinta

madoobe

Waxaa si xawliya kusocda Dulmiga iyo Boobka lagu hayo Shacabka Jubbaland gaar ahaan kuwa kusgan magaalo xebeedka Kismaayo, Kuwii ugu dambeeyey ee loo gaystay dhac iyo boobka ayaa ahaa Iskaashatada Xamaleyda Magaalada Kismaayo oo dhul ay lahaayeen ay dhaceen maamulka axmed madoobe iyo Gancasato Burcad ah.

Dhulkaan laga dhacay Iskaashatda xaamn layda Kismaayo ayaa ah dhul Darbi dhagaxa ah Lagu wareejiyey ceelbiyoodna laga dhex qoday, Xamaanlayda Kismaayo ayaa Cabshdo u gudbiyey Madaxwaynaha Jubbland wax uu ka qabtayna lama hayo.

Dhamac iyo Boobka Lgau hayo shacabka KLismaayo ayaaah mid sio joogto ah uga dhaca Magaalada kismaayo waxaan gaysta Ciidamada Amaanka Ksimaayo oo kaashanaya ilaalada axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.