Daawo:Axmed Madoobe oo Beesha Harti u gaystay Dil, Masaafurin, kufsi iyo dhac

madooobe

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka jubbaland ayaa waxaa ka Jira dhibaato uu ku hayo Axmed madoobe iyo Kooxdiisa taas oo shacabka Jubbaland loogu gaysanayo Magaalada Kismaayo Dhibaatooyin kala duwan oo isugu jira Dhac, dil, Tarxiil iyo boobka Hantida shacabka iyadoo loo eegayn waayeel,haween, culumo, dhalinyaro.

Beesha Harti oo ka mid ahayn dadkii sida wanaagsan Axmed Madoobe Ciidan iyo dhaqaale lagarab taagnayd ayaa sanadihii dambe waxuu Maamulka Axmed Madoobe uu ku hayey dhibatooyin badan oo ay kamid yihiin Masaafurin waxgaradka iyo Xildhibaanada Harti.

Dhibka Lagu Hayo Beesha hartiyeed oo mudo badan socday ayaa waxaa kamid ahaa hantidooda oo ladhaco iyo Kufsi loo gaysto Haweenkooda, dulmigaan Axmed madoobe ku kacayo ayaa waxaan caado u ahayd shacabka Soomaliyeed meelay joogaan.

Dhibka Kismaayo ka jira waxaa kaloo lagula kacaa Beelaha Kale ee Soomaliyeed sida Jareer, Mareexaan,Shiiqaal, Gaaljecel, Digil iyo Mirefle iyo kuwa kale oo badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.