Daawo:14 Askari oo kamida Ciidamada Kenya ayaa Lagudilay qarax loogu Aaasay

kneya

Wararka naga soo gaaraya Magalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi dalka Kenya waxa ay sheegayaan in qarax khasaaro geystay lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya, Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso waxaana lala eegtay Gaari ay wateen booliska Kenya xilli uu marayey deegaanka Bojigaras oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari kenya.

Qaraxaan lala Eeegtay Ciidamada Booliska Kenya ayaa waxaa ku dhintay 8 Askari oo kamida Ciidamada Kenya sida ay sheegayaan Ciidamada Amaanka Kenya, dhacdo tan lamida ayaa Iyana ka dhacday Magaalada Liboya iyadoo lagu dilay 6 Askari oo kamida Ciidmada Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.