DaawoRaysawsaraha Itoobiya oo sheegay in Xariir Cusub ubilaabanayo Soomaliya iyo Itoobiya

farmaajo

Waxaa Magaalada Muqdisho Soo gaaray Raysawsaaraha Itoobiya iyo wafti uu hogaaminaayo waxaana garoonka diyaaradaha Muqdisho  kusoo dhaweeyey Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Golaha wasiirada soomaliya.

Madaxwaynaha Soomaliya iyo Raysawsaraha Itoobiya ayaa waxay kulan aan caadi ahayn ku yeesheen Madaxtooyada Soomaliya ayakoo kawada hadlay xariirka labada dal, ladagaalanka Alshabab iyo sidii labada dal iskaga kaashan lahaayeen horumarka labada dal.

Raysawsaaraha Itoobiya ayaa sheegay in Somaliya iyo Itoobiya ay iska ilaawaan waxii hore waxaana yeelanayaan xirir cusb kaas oo shaqayn naya danaha labada dal  hadalkaan kasoo yeeray rasawsaraha Itoobiya ayaa waxuu noqonayaa in Itoobiya ay rabto in Soomaliya iyo Itoobiya yeeshaan xiirir ka dhow kii horay u lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.