Sawiro+Video:Madaxda Soomaliya iyo Shacab oo Salaadii Ciida ku Tukaday Masjidka Isbaheysiga

farmajo

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Qaranka oo ugu horeeyo Raysawasaare Khayre oo saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof oo shacab ah Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho iyo is garab qabasho, lana shaqeeyaan laamaha amniga si kooxaha argagixisada ah dalka looga tirtiro.

hillal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.