Sawiro:Dowlada Soomaliya oo Abwaan Baarleex Caafimaad dalka Dibaddiisa ah u qaaday

baarleex

Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex oo kamid ah abwaanada Soomaliyeed ayaa waxay Dowlada Soomaliyed Caafimaad dalka Dibadiisa ugu qaaday Dalka Turkiga, Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex ayaa waxuu xanuun ka haleelay Wadnaha.

Abwaan Baarleex ayaa isaga oo aad u xanuunsan waxaa laga keenay magaalada Hargeysa halkaas oo uu ku dayacnaa iyada oo aysan waxba u qaban maamulka Soomaliland, Dowladda Soomaaliya ayaa gacan ka geysatay in Abwaanka dibadda loogu qaado xaalado Caafimaad waxaana fududeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo isagoo bixiyay kharashka Ku baxaya dhamaan adeegyada caafimaad ee Abwaan Cabdullaahi Xersi Baarleex.

baarleex

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.