Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud oo laga Arkay Bisha Ciida

Degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa la arkay Bisha Ciida sida ay sheegayaan Bulshada Magaalada Balanbale bari waxaa kaloo bisha laga rkay magaalooyin kamida dalka Soomaliya, bari oo ah Maalinta jimcaha ayaa waxay noqonaysaa Maalinta ciida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.