Akhriso:Dowlada Soomaliya oo Shaqaalaheeda ka farxisay iyadoo

calan

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta ku wargalisay in dhammaan Shaqaalaha Hey’adaha Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahayba in shaqaalahooda ay fasax yihiin maalmaha lagu guda jiro Munaasabadda Ciidul-fitriga.
Warkaan ka soo baxay wasaaradda Shaqada ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in muddada fasax ay noqon doonto laba maalmood oo ku aadan 15 bishan Juun ilaa iyo 17-ka bishan Juun ee sanadkan.
shaqaalah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.