Sawiro:Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo gaaray Kismaayo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa soo gaaray goor-dhow Jubbaland Gaar ahaan magaalada Kismaayo,Taliyaha Ciidanka Soomaliya ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Ciidamada Xooga dalka Soomaliya.

Taliyaha Ciidamada soomaliya Gorod ayaa waxa uu booqan doonaa Xeryaha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada Kismaayo.
ciidan

ciidan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.