Magacaabistii Golaha wasiirada Galmudug oo dib u dhac ku yimid iyo Culays soo wajahay Xaaf

xaaf

Magaacaabistii lagu waday in uu sameeyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed ducaalle Xaaf ayaa la soo sheegayaa ina dib u dhacday kadib markii culays uga yimid Waxgaradka iyo siyaasiyiinta Galmudug.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxa uu waday qaban qaaabadii u dambeysay ee magacaabista Golihiisa Wasiirada Galmudug dib udhaca ku yimid Magacabista golaha wasiirada Galmudug ayaa waxa keenay ayaa la lee yahay kadib markii codsi uu ka yimid wXildhibaanada Labada Gole ee soomaliya iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Maamulkaas.

Weli waxaan xal laga gaarin khilaafka soo kala dhexgalay madaxda sare ee Galmudug kuwaas oo kal jooga labo magaalo oo kala ah Cadaado iyo Dhuusamareeb, Tan iyo intoii Lasameeyey maamulka Galmudug ayaa waxaan ka dhamaan Khilaaf soo kal dhex gala Madaxada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.