Daawo:Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya Ayaa Axmed Madoobe u sheegay War uusan Jeclaysan

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya General Cabdi Wali Jaamac Gorod Ayaa Booqdey Deegaanka Baar’sanguuni Ee Gobolka Jubada Hoose Oo Ay Dhawaanahaanba Dagaalo Ka Socdeen, Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaliya ayaa kulan saxaafada dibada ka joogeen u sheegay Axmed Madoobe in difaaca dalka dowlada ka masuul tahay, Ciidamada Soomaliya ee kusugan deegaanada Jubbaland aysan ahaan Karin labo Ciidan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.