Daawo:Raysawasaare Khayre oo Booqday isgoysyada iyo Xarumaha ay ka hawgalaan Booliska

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Taliyaya Ciidanka Booliska iyo taliyaha Ciidanka Asluubta iyo sidoo kale Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa caawa kormeer ku tagay qaar ka mid ah isgoosyada iyo xarumaha ay ku howl-galaan Ciidamada Booliska.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqday Xarunta CID-da iyo xarunta tobobarka ciidanka Booliska. Wuxuuna soo kormeeray sida ay u socoto sugida amniga caasimdda iyo qaabka ay ciidamadu ula macaamilaan shacabka Soomaaliyeed. Isagoona bogaadiyay shaqada wanaagsan ee ay hayaan ciidamadda Qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.