Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Kismayo kusoo Noqday kadib weerar gurigiisa lagu qaaday

sayid

Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud sayid Aadan ayaa Magalaada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka jubbaland dib ugu soo noqday kadib safar uu ku tagay Magaalada Kismaayo, Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa kusoo noqoshadiisii Kismaayo waxuu kala kulmay weerar Gurigiisa ay ku qaadeen Ciidamada Amniga Kismaayo oo amar ka qaadanaayey Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe, weerarkaas Lagu qaaday Hoyga Madaxwayne kuxigeenka jubbaland ayaa waxaa laguwatay Askari ka tirsan ilaaladiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.