Sawiro+Video:Wasaaradda waxbarashada Somaliya ayaa soo bandhigtay manhajka waxbarsho ee dugsiyada hoose

manhaj

Wasaarada Waxbarshada Soomaliya Ayaa waxay soo saartay Manhajka Dugsiyada Hoose ee Soomaliya oo baahi wayn loo qabay, Munaasabadaan lagu soo bandhigaayey Manhajka waxbarshada Soomaliya oo ka dhacday Magaalada Muqdiho ayaa waxaa ka qayb galay Wasiiro, xildhibaano, Culumo, aqoon yahano iyo Gudoomiyaha Aqalka sarre Maxamed Xaashi.

Wasiirka waxbarshada Soomaliya ayaa waxuu sheegay inay laga maarmay Manhajyadii kala duwanaa ee dibada nooga Yimid.


manhaj

culumo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.