Dhageyso:Howgal Alshabaab looga Sifaynayo Gobolka Hiiraan

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan ee bartamaha Dalka ayaa waxay ka wadaan dhaqdhaqaayo Xoogga kuna sabsan sidii maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab looga saari lahaa Dalka.
Howlagalkaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka wadaan deegaanada ka tirsan Gobalka Hiiraan ayaa qeyb ka ah Howlgalo maalmihii dambe Ciidamada Xooggu ka wadeen deegaano dhaca koonfurta iyo bartamaha Dalka ayna kula wareegeen Ciidamada tuulooyin ay Maamuli jireen maleeshiyaadka Al-shabaab.

Hoos kadheyso warbixintii warbaahinta qaranka Soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.